|

 

  Home   | About-us  | W.Aayatiin  | Support   | Service  | Contact   | Search  |  
  d
Dalbo wargayska
Somali DVD
Video Somali ah
Sawiro somali ah
Buugag somali ah
Sport
   
   
   
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 
  Booqashadii uu ku tegay Kuwait MDX. C/lahi Yusuf 03.maarso.2007
 
  Xildhibaan C/rashiid Ciro
   
     
   

 

 Suuqa WAxlagu kala gato iyo dhaqaalaha Aduunka oo maanta ay ku dhacday khasaarihii ugu weynaa weerararadii 11.sep 2001 kadib. iyadoo dhaqaala yahanada yurub iyo maraykanaka ay aad uga hadlayaan arinkaan iyo sidii looga gudbi lahaa. dadka iyagu ku jira suuqaas ee caadiga ah ama dadka iygau ah saamilayda ayaa aad uga wel wel qaba dhib ka khasaare inta uu la ekaan karo, waxaa jirta isla maanta in adadbadan ay damceen in ay iska gadaan saamiyadooda iyadoo hantilaydana aysan arinkaan ku qanacsaneyn.

 dhinaca kale waxaa jirta in khasaarha suuqa ku dhacay uusan aad samayn uga lahaan doonin wadamada soo koraya maadaama dadkooda aysan qaabkaas wax ku kala gadan. si kastaba dadka soomalida yaa iyagu ka bad baadaya khasaarahaas marka laga reebo dadka iyaga saamiga ku leh bankiyada ama shirkadaha waa weyn.

dhinaca kale waxaa laga wel wel qabaa inay sanadkaan noqoto sanadka ugu cuntada yar xaga dadka iyagu ku nool quutul yoonkooda waxaa lagu soo waramayaa dadka saboolka ah ee ku dhaqan wadamada soo koraya in ay gaareen heerkii ugu sareysay abid iyadoo ay dadka wax odorasa ay leeyihiin cimilada kululaanaysa ayaa saamayn ku leh. waxaa kaloo laga cabsi qabaa in aysan dadka qaar helin roobabkii la filayay.

wadanka soomaliya ayaa iyagu aan helin roobab in kastoo meelo ka mid ah bari laga sheegay. laakiinse dadka muslimiinta waxaa ay aaminsan yihiin in arimaha quudka iyo roobkaba ay yihiin kuwa uu baxsho illaah subxaanahu watcaalaa.



 

ISha:Puna.()

aayatiin.net ama webmaster@aayatiin.net

Muqdisho:Madaxweynaha Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07

Växjö:Jaaliyada Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho 10.04.0700 oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii  sedexda maalin socda

Aarhus:Xaflad Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.

 

Aarhus:BAAQ TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07

Muqdisho:Diyaarad Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay damintiisa.09.marso.07

  Waraka Shalay iyo Maanta/hore:    

 

 

 
 
                                           Kulaabo Boga Hore  
   
 
                                                                                       www.Aayatiin.net