|
Qarasha Ciimada ku baxa Wadamada Aduunka
Wadamadada asuunka ayaa siyaabo kala duwan
uga
fekera tayada wadankooda iyo horumarkiisa. waxaa dhawaan la soo saaray
sida ay aduunka ugu bixiyaan qarash sanadeedka ciidaamadooda qalabka
sida .iyo qalabka ay isticmaalaan.,haddaba sida ay muujisay,
Golobalissues.org ayaa waxaa loo qeexay sidatan hoos ku xusan wadan
walba iyo inta uu ku qarashgareeyo ciidankiisa qalabka sida.
Maraykanka. ----420,7 Bilyan Dollar
Shiinaha.-----61.9Bilyan Dollar.
Ruushka.----- 60,5 Bilyan
Dollar
Ingiriiska.----- 51,1 Bilyan Dollar
Jabaan.-----44,6
Bilyan Dollar
Faransa.----- 41,6 Bilyan Dollar
Jarmalka.------ 30,2 Bilyan Dollar
Hindiya.-----22
Bilyan Dollar
Sacuudi Carabiya.---- 21,3 Bilyan
Dollar
Koonfurta Kuuriya.----- 20,7 Bilyan
Dollar
Itaaliya.---- 17,2 Bilyan Dollar
Austaraaliya.------ 13,2 Bilyan
Dollar
Baraasiil.----- 13,1 Bilyan Dollar
Kanada.----- 10,9 Bilyan Dollar
Isha: Warka Globalissues.org
WD: Abdulmalik M.
Farah
ISha:Puna.()
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad
cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay
damintiisa.09.marso.07 |