|

Meeraha Satuunka waxaa uu u da’ weyn yahay
sida Qoraxda oo kale xaga jiritaanka marka laga eego, arinkaan ayaa
tusaysa tirada cusub ee ay soo saartay Nasa-rumsonden Cassini .
Aqoonyahanada waxaa ay sheegayaan in
wareega Saytuunka la abuuray mudo laga joogo 100 bilyan oo sano.
Waxaa kaloo ay tusaysaa tiradaan cusub in Meeraha
Satuunka tadabadiisa wareeg ay ka weyn yihiin 4,5 bilyan sano.
Sida uu qof rumeeyo, Iyadoo wareega
faraantiga la abuuray 100 bilyan oo sano ka hor.
Sida taariikda laga xigtay Nasa-rumsonden Cassini ay
tusaysa meeraha Satuunka faraantigiisa uu jiro 4,5 sano taas oo u
dhiganta xiligii la sameeyay Habka Qoraxda.
Taasna
waxaa qoray joornaalka Injineerada.
Sida uu
yiri Larry Esposito ee ka tirsan jaamancada Colorado,hogaankii cilmi
baarista watayCassinis ultraviolette spektrometer, ayaa taariikheeyay Nasas
Voyager sonder i 1970 sanadkii kadibna qalabka Hubble-rumteleskopet
ayaa tilmaamay p in Meeraha Satuunka faraantigiisa uu yahay mid aad u
yar marka loo eego sida loo qaabeeyay,
Qalabkii oo dib loo isticmaalay.
Sida ay sheegtay taariikheyntaan cusub waxaa jira iska
hor imaad xaga tafaashiisa ah maadaama ay leedahay in la sameeyay
Meeraha satuunka fariintiga xiliyo kala duwan. Taariikhaynta waxaa kaloo
ay tustay in dib loo isticmaalay qalabkii hore waqtiyada oo idil taas oo
ah in lagu eegin qalab cusub.
Waqti hore waxaa ay la ahayd cilmi barayaasha in uu
faraantiga Satuunka la egyahay Meerahaha satuunka laftigiisa, taas oo ay
ugu wacnayd bay yiraahdeen mugdiga sababay wasaqda bay’ada. Sida ay
sheegtay todobaadkan midowga Geofysiske ee Mareykanka sanad
kulimeedkooda kadhacay San Francisco. Waxaa ku soo qoray maqaal Larry
Esposito si rasmi ah wargeyska Icarus.
Isha
Ingenieoren.
WD: Abdulmalik M.
Farah
ISha:Puna.()
aayatiin.net
ama webmaster@aayatiin.net
Muqdisho:Madaxweynaha
Soomaliya ayaa ku tilmaamay in hadalkii uu yiri Wk.Gaashandhiga Salaad
cali jeelle mid isaga ugaar ah DKMG aysan shaqo kulahayn.Muqdisho:Dagaalo
Markale ka qarxay Magaalada Muqdisho.11.04.07
 Växjö:Jaaliyada
Sweden gaar ahaan Koonfurta ee Gobolka Småland Magaalada Växjö Ayaa
waxay dhigeen Xalfad lagu taageerayo Shirweynaha Qaran oo ay Dowlada
Federaalka ku qabanayso Caasimada Soomaaliya Muqdisho
10.04.0700
oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay dagaaladii sedexda maalin socda
Aarhus:Xaflad
Balaaran oo ay isku soo duba rideen mas'uuliyiinta, ururka Somali
Community in Danmark, ayaa lagu gudoonsiiyay wakiilka Spotiga Puntland
ee Skandineefiya Qalab Sporti oo kala duwan.
Aarhus:BAAQ
TAAGEERO NABADEED IYO TALO BIXIN ( JALIYADDA DANMARK )09.marso.07
Muqdisho:Diyaarad
Saanad Maleteri siday oo uu dab Qabsaday maanta balse lagu guulaystay
damintiisa.09.marso.07 |