top
logo

User Login




Home
Yurub oo ay ka dhalan doonaan kaligiitaliye sidii Hitler Print E-mail
User Rating: / 10
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Wednesday, 16 June 2010 19:45

madaxweynaha eu-daMadaxweynaha EU-da Jose Manuel Barroso oo sheegay in yurub ay halis u tahay in dagaal sokeeyo ka dhaco iyo in kaligiitaliye qabsado xukunka.

Read more...
 
Waddanka Biljam oo laga baqo inuu dagaal sokeeye ka dhaca Print E-mail
User Rating: / 11
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Sunday, 13 June 2010 18:38

Biljam

Biljam oo ah waddan aad u yar ayaa hadana laga baqaa inuu dagaal sokeeye dhawaan ka dhaco ka dhaco haddii faleemanku ku guulaystaan doorasha maanta ka dhacaysa waddankaas.

 

Read more...
 
Haweenay 89 jir oo shaqadeedii laga eryey Print E-mail
User Rating: / 13
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Saturday, 12 June 2010 20:47

Haweentaan oo lagu magacaabo Hele Thomas oo 89 jir ah ayaa hadal ay tiri owgiis looga cayriyey Aqalka Cad ee maraykanka oo ay ka soo warami jirtay.

 

Read more...
 
WHO oo lagu eedaynayo inay lacag laaluush ah qaateen Print E-mail
User Rating: / 8
PoorBest 
Written by aayatiin   
Saturday, 12 June 2010 12:55

WHO ayaa marwalba lagu eedayn jiray inay jiraan dad ka shaqeeya oo ka qaata laaluush shirkadaha sameeya Daawada.

Read more...
 
Shirka Bilderberg Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 10 June 2010 10:44

Shirka aan la ogolayn in wax laga ogaado, dhacana sanad walba laga soo bilaabo 1954kii. Wax wax ka qora ma jiraan aan ka ahayn dadka shirka wada waxay wargeysyada u soo gudbiyaan mooyaane. Waxaase badanaya cadaadiska lagu hayo in wax laga ogaado sanadahaan dambe. Waana shirka lagu soo doorto madaxweynayaasha ama Raysalwasaarayaasha xukumi doona dunida.

Read more...
 
Warbixintii uu jeediyey David H.Shinn safiirkii hore ee maraykanka‏ Print E-mail
User Rating: / 8
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Wednesday, 09 June 2010 20:08

Warbixintii uu ka jeediyay David H. Shinn safiirkii hore ee Maraykanka shirkii Iswiidan ee lagu qabtay 4-6 juun 2010.

Read more...
 
Madaxweynaha Waddanka Jarmalka oo iscasilay Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Aayatiin Jarmalka   
Monday, 31 May 2010 19:00

madaxweynaha dalka JarmalkaMadaxweynaha waddanka oo daqiiqado ka hor iska casilay xilkii uu hayey, sababtana ay tahay ciidamada jarmalka oo jooga badda Soomaaliya iyo Afganistaan oo uu ku sheegay inay yihiin xagga dhaqaalaha u jooga. 

 

Read more...
 
Soomaaliya-Dal aan Sharci lahayn Print E-mail
User Rating: / 19
PoorBest 
Written by Aayatiin(Germany)   
Monday, 26 April 2010 07:11

Read more...
 
Volkano sababay in aysan isu gudbin diyaaradaha reer yurub iyo dunida kale. Print E-mail
User Rating: / 10
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Friday, 16 April 2010 01:31

Diyaardaha Yurub oo lawada joojiyay. Volakno kadhacday Iceland iyo qiiq cirka isku shareeray, arinkaas waxaa uu dhib u gaystay martidii kasoo qeyb gali lahayd dhalasha boqorada Denmark oo 70 gaartay.

Read more...
 
Dunida sida ay wax u kala socdaan Print E-mail
User Rating: / 53
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 11 February 2010 20:29

Waxaa isweydiin leh maxay soomaaliya dowlad uga dhallan weyday. Su'aashaas jawaabteeda waxaan u malaynayaa inaad filimkaan kala soo dhexbixi doontaan.

Akhristaha Aayatiin wax walba og!! 

Read more...
 
Madaxweynaha Puntland oo Masar u yimid Arimo Muhiim kalana hadlaya Madxda masar ugu saraysa. Print E-mail
User Rating: / 6
PoorBest 
Written by Punlandi   
Saturday, 30 January 2010 15:40

Madaxweynaha Puntland oo Masar u yimid Arimo Muhiim ah.

Read more...
 
Haweeney lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomali ah ayaa loo qabtay Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by Abdulmalik m Farah   
Wednesday, 27 January 2010 12:51

 Haweeney siyaasiyad/ lataliso ahayd oo 56 jir ah ayaa lagu dilay holstbro nin 28 jir soomaali ah ayaa loo qabtay.

Read more...
 
Isbitaalka Gaalkacyo oo dib loo furay warbixin guud. Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by puna   
Friday, 22 January 2010 16:15
I
Read more...
 
Soomaalida Danmark oo ay saamayn ku yeelatay Weerarkii ninka Faaska watay Print E-mail
Written by A.M Farah   
Thursday, 21 January 2010 14:37

Soomalida Danmark oo ay saamayn ku yeelatay Weerarkii ninka Faaska watay

 ee sawirhii Kurt W. iyo Soomalida oo arinkaas kaga guulaystay Siyaasiyiintii rabtay in kaga faa'idaysato si khaldan.

Read more...
 
« StartPrev123456789NextEnd »

Page 3 of 9

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS