top
logo

User Login




Home
Amal Adan oo qortay buug lagu caynayo Soomalida Norway. Print E-mail
User Rating: / 18
PoorBest 
Written by Puna   
Sunday, 17 January 2010 01:56

Amal Adan oo qortay buug lagu caynayo Soomalida Norway Buugga Na Arka/Na eegga/ Na Fiiriya. ( Se-Os).

Read more...
 
Dukaanka Ragga Lagu Iibsho. Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Ahmed Abdalla Al-Qasimi   
Thursday, 07 January 2010 13:12

alqasimiDukaanka Ragga Lagu Iibsho.    

sheeko xiiso badan oo uu qoray Qoraagab weyn ee Buuga Xilka iyo Qiimaha Barbaarinta.  waa buug cusub oo xiiso badn

Read more...
 
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jarmalka oo ah nin Khaniisa Print E-mail
User Rating: / 8
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 07 January 2010 10:57

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jarmalka Guido Westerwelle waa nin caddeystay inuu yahay Khaniis. Lana nool nin kale oo la yiraahdo Michael Mronz . Wuxuu berri oo jimce ah 08.10.10 u ammabixi doonnaa waddanka Sucuudi Careebiya.

Read more...
 
Hooyooyin soomaaliyeed oo carruurtoodii meel sare gaarsiiyey Print E-mail
User Rating: / 11
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Friday, 01 January 2010 18:38

Carruurta haddii ay xumaato waxaa la saaraa Hooyada, haddii ay wanaagsanaatanna waxaa la raaciyaa Aabbaha. Taas waxaa beeniyey markii magaalo ku taal jarmalka hooyin kaliya oo  haysta carruur dhan 7 tiiba ay carruurtoodii noqdeen kuwo meel ka soo baxay. Aabbayaashii meeye????

Read more...
 
Dowladdii hore ee Caddde oo ka dambeeya ammaan darrada Magaalooyinka Puntland Print E-mail
User Rating: / 21
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Wednesday, 23 December 2009 09:49

Wasiiro ka mid ah dowladdii hore ee Puntland ayaa farta lagu fiiqayaa inay ka dambeeyaan daganaansho laàanta magaalooyinka Punland. War sir ah oo ay heshay Aayatiin.

 

Read more...
 
Gaalkacyo laguma qaadan karo xijaabka Print E-mail
User Rating: / 22
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Monday, 14 December 2009 20:24

Waxaa soo socda sharciyo xijaabka qaarka aan qofka la garin karin inuu nin ama haween yahay looga mabnuuci doono Gaalkacyo,  waana arrinta uu doonayo wasiirka Arimaha gudaha ee Puntland inuu hordhigo Baarlamaanka toddobaadyada soo socda.

Read more...
 
Det Somaliske Forbund oo Shir looga hadlayay wixii kadhacay Somaliya oo lagu qabtay Århus-Danmark Print E-mail
User Rating: / 5
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Friday, 11 December 2009 12:13

Read more...
 
WELIBA MA XOROOWIN Print E-mail
Written by Abdisalamm Alow   
Tuesday, 01 December 2009 22:52

Read more...
 
Tuuladdii Saadaasha Aayatiinka Afrika Print E-mail
User Rating: / 9
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Monday, 30 November 2009 10:25

 

 

Read more...
 
Soomaalida Masiixiga noqonaysa oo sii kordhaysa Print E-mail
User Rating: / 18
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Friday, 27 November 2009 11:27

Cumar KhalaafeCumar Khalaafe waa soomaali- Masiixi ah 69 jir oo lagu dilay 15.09.09 meel u jirta 10 km magaalada Marka oo ay Ururka Alshabaab u taalay jid-gooyo ay dadka iyo baabuurta ku baarayeen. Waxaa Cumar laga helay 25 somali-Bibles(kibtaabka masiixiga) oo uu doonayey inuu si qarsoodi ah ku gasho magaalada Muqdisho. Waxaanu ka soo xiganay wakaaladda wararka codka masiixiga Compass Direct New oo wax ka qorta dhacdo kasta ee lagu sameeyo soomaalida-Masiixiga ah.

 

 

Read more...
 
EU-da oo difaacaysa Maraakiibteeda sida sharcidarada ah kaga Kalluumaysta Soomaaliya Print E-mail
User Rating: / 15
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Tuesday, 24 November 2009 09:48

Ciidamada sida la ogyahay la dagaalama Burcad badeeda soomaaliyeed ee ay leeyihiin isutagga Yurub(EU anti-piracy campaign off the Somali coast) ayaa ah kuwo ilaaliya oo kaliya Maraakiibtooda Kalluumaysiga, sida ay iyaguba ku sheegeen maqaalkaan hoosta ku xusan oo lagu soo daabacay homepage-ka baarlamaanka yurub.

Eeg inta markab dagaal ee ku sugan badda soomaaliya

Read more...
 
Hargabka doofaarada oo aad kor ugu kacay wadamada yurub xiligaan Qaboowaha Print E-mail
Written by Maxamuud Ilkacase Puna.   
Thursday, 12 November 2009 00:01

Hargabkaan Doofaarka ayaa baryahaan wuxuu farakulul ku hayaa wadamada Scandinevianka,Danmark,Norwayiyo Sweden waxaa qaadey cudurkaan dad ka badan 800,000 qof sida maanta la xaqiijiyey, waxaan la xiriirney dhaqtar bal inuu talo naga siiyo sidii aan uga hortagi laheyn cudurkaan noqonkara mid dilaa ah, gaar ahaan dadka horey u qabay cudur kale.

Read more...
 
Maraykanka iyo Qaramada midoobay oo ku muransan quudinta Soomaalida gaajeysan iyo Soomalida oo weli Print E-mail
User Rating: / 4
PoorBest 
Written by Abdulkadir Osman Farah   
Sunday, 08 November 2009 22:32

somaliadhaawacMaraykanka iyo Qaramada midoobay oo ku muransan quudinta Soomaalida gaajeysan iyo Soomalida oo weli isdilaysa.

Read more...
 
Haddii uu bakhaar aad kashaqeynaysid uu kugu dumo maxaad yeelaysaa bal fiiri sida uu noqday ninkaan Print E-mail
User Rating: / 29
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Tuesday, 03 November 2009 23:37

Haddii uu bakhaar aad kashaqeynaysid uu kugu dumo maxaad yeelaysaa bal fiiri sida uu noqday ninkaan reerkiisa u shaqeysanayay.Ninkan oo ah  Ruush ayaa waxaa qabsaday naxdin iyo amakaag..

http://uk.news.yahoo.com/4/20091103/video/vod-fork-lift-driver-loses-control-in-wa-f1a0497.html

Read more...
 
Labadaan nin oo degan magaalada Chicago ayaa lagu soo eedeeyey iney qorshaynayeen iney qaraxyo ka fu Print E-mail
User Rating: / 9
PoorBest 
Written by Puna   
Wednesday, 28 October 2009 23:23

Labadaan nin oo degan magaalada Chicago ayaa lagu soo eedeeyey in ay qarxin lahaayeen laqarxinayayDanmark xaruunta  Jylland Posten oo ah joornaalkii qoray Aflagaadada ugu xumayd aduunka.

Read more...
 
« StartPrev123456789NextEnd »

Page 4 of 9

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS