top
logo

User Login




Home Warka Faalo Amal Adan oo qortay buug lagu caynayo Soomalida Norway.
Amal Adan oo qortay buug lagu caynayo Soomalida Norway. Print E-mail
User Rating: / 18
PoorBest 
Written by Puna   
Sunday, 17 January 2010 01:56

Amal Adan oo qortay buug lagu caynayo Soomalida Norway Buugga Na Arka/Na eegga/ Na Fiiriya. ( Se-Os). Oslo: AmaAden waxey qoretey buug la yiraahdo Na Arka ( nafiiriya)afka Norwayna ah Se OS, buugaan ayey arbacadii ku heshey abaalmarinta looyaqaan Zola-prisen wadanka Norway (Zola-prise),waxey buugaan ku dhaleeceynaysaa Soomalida oo ay aad uga hadashey dhaqankooda,sida jaadka ay cunaan,habka ay u dhaqmaan labada isqaba(Qoyska Soomalida),sida ay u degaan xaafadaha (Getto) iyo waxyaabo badan oo Soomali badani uga xumaadeen.

Gabadhaan iyo kuwa kale oo badan ayaad moodaa in uu sanadahaan danmbe ay kusoo badanayaan jaaliyaadka Muslimiinta, waxaan horey caado u ahaan jirin in uu qof caayo qolada uu kasoo jeedo,ama wadanka, tani waxaa ay marag u tahay in ay hayso Soomaalida ku nool Galbeedka wadooyinkii loo jeexan kuwii ugu horeeyay, taasi waxaa uga horeeyay jaaliyaad kale oo Qurba joog horey u haan jiray. 


Sida ay  u sheegtey TV2 Norway waxey tiri "aniga oo wadada maraya ayaa nin Soomaali ahi igu yiri waan ku dilayaa oo ii hanjabey"
Waxey kaloo sheegtey in iyadoo meel mareysa ninkale uu wajiga joornaal uga dhuftey.

Waxey wadanka Norway timid iyadoo 13 jir ah,waxeyna turjubaan uga shaqaysaa Bileyska,skuulada,degmooyinka iyo meelo kale.

Ayaan Xirsi oo reer Holland aheyd ayaa hada ka hor qortey buug ay ku dhaleeceyneyso Islaamka iyo Nabi Maxamed NNKH. waxaa taasi horey u sameeyay Nasir khadar oo reer falistiin ah oo jooga Denmar, Salman rushi oo ku dhuumanaya Maraykanka, Islaantii Reer Bangaaladhesh ee iyana joogtay sweden,

Gabdhaan haddii ay ku gaabsatay soomalida weli rajo fiican ayay leedahay.

isha Puna.

 

Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS