top
logo

User Login




feed-image Feed Entries
Home Akhriso oo ogsoonow
Shirka Bilderberg Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 10 June 2010 10:44

Shirka aan la ogolayn in wax laga ogaado, dhacana sanad walba laga soo bilaabo 1954kii. Wax wax ka qora ma jiraan aan ka ahayn dadka shirka wada waxay wargeysyada u soo gudbiyaan mooyaane. Waxaase badanaya cadaadiska lagu hayo in wax laga ogaado sanadahaan dambe. Waana shirka lagu soo doorto madaxweynayaasha ama Raysalwasaarayaasha xukumi doona dunida.

Read more...
 
Dunida sida ay wax u kala socdaan Print E-mail
User Rating: / 53
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Thursday, 11 February 2010 20:29

Waxaa isweydiin leh maxay soomaaliya dowlad uga dhallan weyday. Su'aashaas jawaabteeda waxaan u malaynayaa inaad filimkaan kala soo dhexbixi doontaan.

Akhristaha Aayatiin wax walba og!! 

Read more...
 
Dukaanka Ragga Lagu Iibsho. Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Ahmed Abdalla Al-Qasimi   
Thursday, 07 January 2010 13:12

alqasimiDukaanka Ragga Lagu Iibsho.    

sheeko xiiso badan oo uu qoray Qoraagab weyn ee Buuga Xilka iyo Qiimaha Barbaarinta.  waa buug cusub oo xiiso badn

Read more...
 
Hooyooyin soomaaliyeed oo carruurtoodii meel sare gaarsiiyey Print E-mail
User Rating: / 11
PoorBest 
Written by Aayatiin   
Friday, 01 January 2010 18:38

Carruurta haddii ay xumaato waxaa la saaraa Hooyada, haddii ay wanaagsanaatanna waxaa la raaciyaa Aabbaha. Taas waxaa beeniyey markii magaalo ku taal jarmalka hooyin kaliya oo  haysta carruur dhan 7 tiiba ay carruurtoodii noqdeen kuwo meel ka soo baxay. Aabbayaashii meeye????

Read more...
 
Tuuladdii Saadaasha Aayatiinka Afrika Print E-mail
User Rating: / 9
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Monday, 30 November 2009 10:25

 

 

Read more...
 
Hargabka doofaarada oo aad kor ugu kacay wadamada yurub xiligaan Qaboowaha Print E-mail
Written by Maxamuud Ilkacase Puna.   
Thursday, 12 November 2009 00:01

Hargabkaan Doofaarka ayaa baryahaan wuxuu farakulul ku hayaa wadamada Scandinevianka,Danmark,Norwayiyo Sweden waxaa qaadey cudurkaan dad ka badan 800,000 qof sida maanta la xaqiijiyey, waxaan la xiriirney dhaqtar bal inuu talo naga siiyo sidii aan uga hortagi laheyn cudurkaan noqonkara mid dilaa ah, gaar ahaan dadka horey u qabay cudur kale.

Read more...
 
Isticmaalka Mobilka waxaa uu sababi karaa Kansar siiba da'yarta . Print E-mail
User Rating: / 1
PoorBest 
Written by Maxamuud Ilkacase Punlandi news   
Tuesday, 27 October 2009 10:14

Isticmaalka Mobilka waxaa uu sababi karaa Kansar siiba da'yarta .

Read more...
 
Musharaxa Xisbiga SF ee Degmada Aarhus Liiska 11aad Dooro Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by Xafiiska Aarhus--- aayatiin@aayatiin.net   
Friday, 23 October 2009 14:36

Cabdullahi guleed oo degan magaalada Århus-Danmark wuxuu u sharaxan

yahey inuu ka mid noqdo gudiga u taliya magaaladaas, doorashada bisha

17 November 2009 ee codkaaga sii hadaad reer Århus tahey.

Read more...
 
Ninkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado. Print E-mail
User Rating: / 12
PoorBest 
Written by puna   
Monday, 07 September 2009 00:40

Peter BryanNinkaan wuxuu cuney ninkale maskaxdiis intuu marsadey subaga rootiga la marsado.

Read more...
 
Haweenaydii ugu ciddida dheerayd aduunka oo kuweysay ciddiyaheeda shil ay gashay. Print E-mail
User Rating: / 13
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Friday, 04 September 2009 02:15

Read more...
 
Sagaal jirka ugu caqliga badan dunida Print E-mail
User Rating: / 16
PoorBest 
Written by Hurdiwaa   
Tuesday, 01 September 2009 11:54

sagaal jirka ugu caqliga badan dunidaWiilkaan waxaa wax ka baran lahaa dad lagu magacaabi jiray waagii hore ragga adduunka ugu cilmiga badan sida Einstein iwm haddii ay noolaan lahaayeen.

Read more...
 
Ted(Edward Kennedy) oo Geeriyooday 48 sano oo uu siyaasada saamayn kulahaa kadib. Print E-mail
User Rating: / 2
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Thursday, 27 August 2009 23:09

John, Robert og Ted Kennedy ayaa laga qaaday sawirkaan mudo imika laga joogo kudhawaad 48 sano, deegaanka reerkooda ee Hyannes Port. Arkivfoto: AP

Read more...
 
Markasta waxaa jira Magac lagu dilo dadka Soomaliyeed tan iyo 1921.2009 ka jawaab su'aashan Print E-mail
User Rating: / 30
PoorBest 
Written by Abdulmalik M Farah   
Thursday, 02 April 2009 12:13

Read more...
 
GURYO BADAN AYAA KU BUR BURAY KHUURADA HABEENKII DARTEED. Print E-mail
User Rating: / 14
PoorBest 
Written by Abdulmalik M. Farah   
Wednesday, 29 October 2008 00:51

snorkenMararka qaar waa ay adag tahay  in la sheegaa in guryo badan oo dhisnaa ay u bur bureen sabab dhibaato ka dhalatay Hurdada mid kamid ah labada lamaane.

Read more...
 
Cunista Kalluunka ayaa kor uqaada Caqliga iyo xusuusta. Print E-mail
User Rating: / 3
PoorBest 
Written by Aayatiin.net   
Sunday, 12 October 2008 21:33

London: Cilmi baarayaal reer Finland ah ayaa shaaca ka qaaday in cunista Kaluunka ay kor uqaado Caqliga iyo xusuusta, waxaa kaloo ay gaashaan u noqotaa in qofka ay ka tagto xusuusta, waxaa uu yiri jerky firtanin oo ka tirsan

Read more...
 


Xayeesiin

Featured Links:
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.

ImageSlideShow

  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow
  • An Image Slideshow

bottom

www.aayatiin.net Designed by Boondheere Soft XHTML and CSS